MAXAA U DOONEYSAA
INAAD MAAMULKA KU GUULEYSATID
Waxaa
hubaal ah inaad jeceshahay inaad darajo sare
gaartid, laakiin waa maxay waxa kugu xambaarayo inaad uhalgantid ku guuleysiga jago sare , waxaa dadka ku
xambaara halganka wey fara badan yihiin.
Waa
seddex shay oo kala ah
1-
Maal
2-
Magac
3-
Awood
Qof
kasta waxuu jecel yahay inuu xoolo badan helo , lakin xoolo doonista qofku kuma
noqdo hogaamiye guuleysta , waxaana
suurobi karta in xooluhu hoosasiyaan ama lagu hodo, markaasna ka gaabiyo u halgankii ku guuleysiga maamuylka, waxaa kale oo qofka ku xambaari
kara shaqadda in uu magac iyo maamuus ku
yeesho bulshada uu ku dhax nool yahay,
dad badan baa u halgama magac-doon,
waxana la arkaa in ay oggolaadaan in ay qabtaan jagooyin aanay u
qalmayn, si ay magac u helaan, dadka noocaan ah dhakhso ayey udhacaan dibna uma
soo kacaan.
Haddiise
qofku u halgamaayo awood uu ku fulinaayo mabda”a ama wax ka qabasho dhibaato jirta ama hirgelin mashruuc iyo wax
kasta oo ujeeddo aadaminnimo ku jirto dadkuna ka garaabi karo in uu yahay arrin is-taahisha halgan.
Middaas
ayaa ah, jidka guusha , taas aana loo baahan yahay in maamuluhu toosani ujahaado,wa kastaba ha
noqotee ujeeddada leh: Maal, Magac ama
Awood , waxaa waajib ah inaad naftaada taqaanid inta kartidaadu la”eg tahay
inta adkeesigaagu yahay , marka la fiiriyo dhibaatooyinka kaaga gudban
ujeeddada aad u socotid, adiga keli ah ayaana
ogaan kara kartidaada iyo tamartaada hadba howsha ku hor taagan sidaad uga adkaan
laheyd.
MAXAA U DOONEYSAA INAAD MAAMULKA KU GUULEYSATID
ReplyDeleteWaxaa hubaal ah inaad jeceshahay inaad darajo sare gaartid, laakiin waa maxay waxa kugu xambaarayo inaad uhalgantid ku guuleysiga jago sare , waxaa dadka ku xambaara halganka wey fara badan yihiin.
Waa seddex shay oo kala ah
1- Maal
2- Magac
3- Awood
Qof kasta waxuu jecel yahay inuu xoolo badan helo , lakin xoolo doonista qofku kuma noqdo hogaamiye guuleysta , waxaana suurobi karta in xooluhu hoosasiyaan ama lagu hodo, markaasna ka gaabiyo u halgankii ku guuleysiga maamuylka, waxaa kale oo qofka ku xambaari kara shaqadda in uu magac iyo maamuus ku yeesho bulshada uu ku dhax nool yahay, dad badan baa u halgama magac-doon, waxana la arkaa in ay oggolaadaan in ay qabtaan jagooyin aanay u qalmayn, si ay magac u helaan, dadka noocaan ah dhakhso ayey udhacaan dibna uma soo kacaan.
Haddiise qofku u halgamaayo awood uu ku fulinaayo mabda”a ama wax ka qabasho dhibaato jirta ama hirgelin mashruuc iyo wax kasta oo ujeeddo aadaminnimo ku jirto dadkuna ka garaabi karo in uu yahay arrin is-taahisha halgan.
Middaas ayaa ah, jidka guusha , taas aana loo baahan yahay in maamuluhu toosani ujahaado,wa kastaba ha noqotee ujeeddada leh: Maal, Magac ama Awood , waxaa waajib ah inaad naftaada taqaanid inta kartidaadu la”eg tahay inta adkeesigaagu yahay , marka la fiiriyo dhibaatooyinka kaaga gudban ujeeddada aad u socotid, adiga keli ah ayaana ogaan kara kartidaada iyo tamartaada hadba howsha ku hor taagan sidaad uga adkaan laheyd.